editor
Ruto iyo Cirro oo Nairobi ku kulmey.
Isniin 26, May 2025 {CBB}–Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta safar kale ugu dhoofay magaalada Nairobi, oo ah caasimadda dalka Kenya.
War-saxaafadeed...
Nin isku dayey gubidda safaaradda Mareykanka ee Masar oo gacanta lagu...
Isniin 26, May 2025 {CBB}–Nin wata labo dhalasho oo kala ah dalalka Mareykanka iyo Jarmalka ayaa la xiray Axadii, kadib markii lagu eedeeyay inuu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Hay’adda ICRC oo kulan yeeshey.
Isniin 26, May 2025 {CBB}–Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee...
Sawiro;-Kulan Looga Hadaley Hormarinta iyo Kobcinta Ganacsatada Yar Yar ayaa...
Axad 25, May 2025 {CBB}–Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa lagu soo Xiray Tababar looga hadlayey Hormarinta iyo Kobcinta Ganacsatada Yar Yar ee...
Maamulka Jubbaland oo Digniino adag kasoo saaray Xaalada.
Axad 25, May 2025 {CBB}– Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed
ee Jubaland ayaa soo saartay digniin culus oo la xiriirta dabeylo laga
cabsi qabto inay ku dhuftaan xeebaha maamulkaasi, iyada...
Mareykanka oo qaadaya tallaabo fududeyn karta in uu heshiis dhax-maro IRAN.
Axad 25, May 2025 {CBB} Iyadoo wadahadallo cusub oo
nukliyeer ah ay u socdaan Mareykanka iyo Iran, diblomaasi sare oo
Mareykan ah ayaa Sabtidii sheegay in intii...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka XFS Cabdullaahi Abshirow oo booqdey...
Axad 25, May 2025 {CBB}Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, oo uu hoggaaminayo wafdi uu la...
Madax ka socota Soomaaliya oo ka qeyb galey shir ka dhacay...
Axad 25, May 2025 {CBB}Hantidhawrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay Shir-Madaxeedkii 21aad ee Ururka Hay’adaha Hantidhawrka Sare...
Wasiirka shaqada XF iyo dhalinyarada oo kulan wada yeeshey.
Axad 25, May 2025 {CBB}Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Mohamed, oo uu weheliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane...
Sawiro;-Gudoomiye Watiin oo Baydhabo dib ugu soo laabtey kadib safar muhiim...
Axad 25, May 2025 {CBB}Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna Duqa magaalada, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo kadib safar...













