Saturday, July 18, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Abdiraxmaan Abdishakuur oo Garab istaag u Miijiyay Macawiisleeyda Hiiraan

0
Isniin 19, May 2025 {CBB} Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka hadlay dagaal culus oo maalmahii lasoo dhaafay ka socday xadka...

Kulanka Golaha Shacabka oo maanta Qabsoomay iyo Sharciyo la Horkeenay

0
Isniin 19, May 2025 {CBB}  Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 14-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye Sheekh Aadan...

Taliyaha Nisa oo Gaaray Degmada Moqokori

0
Isniin 19, May 2025 {CBB}  Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi...

Gaalkacyo oo ka taagantahay Xiisad udhaxaysa Ciidamada PSF iyo Kuwa Puntland.

0
Isniin 19, May 2025 {CBB} Maamulka Puntland ayaa si kulul ugadigay in uu adeegsan doono taankiyo iyo madaafiic si uu u joojiyohowlgallada ciidamada Puntland...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhalinyarada ugu baaqay in ay qayb ka...

0
Isniin 19, May 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah...

Joe BIDEN oo laga helay Cudur aad u halis badan.

0
Isniin 19, May 2025 {CBB}– Madaxweynihii hore ee Mareykanka Joe Biden ayaa laga helay nooc halis ah oo kansarka qanjirka prostate-ka ah, kaasoo ku fiday lafihiisa, sida...

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero ay ugu jireen ciidamo...

0
Axad 18, My 2025 {CBB} Qarax ismiidaamin ah uu fuliyay nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa goordhaw ka dhacay xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho,...

Dagaal Xoogan oo saaka kasocda deegaanka ceel-hareeri ee Degmada Moqokori.

0
Axad 18, My 2025 {CBB} Faah-faahin dheerad ayaa kasoo baxaysa dagaalka saaka kasocda deegaanka ceel-hareeri ee hoostaga Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan. Dagaalkaan ayaa udhaxeeya Ciidamada...

Wasiir Fiqi oo kulan muhiim ah la qaatay dhigiisa dalka Ciraaq.

0
Axad 18, My 2025 {CBB} Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Thaabit...

Dil lagu fuliyay Nin Maalin Ka Hor Wiil Dhalinyaro Ah Ku...

0
Axad 18, May 2025 {CBB}  Maxkamadda Gobolka Baay ayaa maanta oo Axad ah waxa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdullahi Maxmuud...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe