editor
Lafta gareen oo ka tagay Muqdisho, kadib markii ay MW Xasan...
Khamiis 08, May 2025 {CBB}Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo dib ugu laabtay xarunta maamulkiisa ee...
DFS oo qorsheynaysa inay maamul cusub u dhisto Jubbaland iyo khilaafka...
Khamiis 08, May 2025 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaysa inay maamul goboleed cusub u dhisto Jubbaland, kaasoo barbar socda Maamulka uu hoggaamiyo Madaxweynaha Jubbaland ...
Mareykanka oo $10 Milyan Dul Dhigay Madaxa Cabdullahi Banati
Khamiis 08, May 2025 {CBB}Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa shaacisay abaalmarin lacageed oo gaaraysa $10 milyan oo doolar, cid kasta oo keenta xog...
Warmurtiyeedka xalay ka soo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka.
Khamiis 08, May 2025 {CBB}Golaha Wadatashiga Qaran ayaa xalay war-murtiyeed ka soo saaray shirkoodii uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ku gaaray isfaham siyaasadeed iyo...
Trump oo saacadaha soo socda shaacin doona qorshaha Qasa iyo cidda...
Khamiis 08, May 2025 {CBB}Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in faahfaahinta wadahadallada la xiriira Marinka Qasa lagu dhawaaqi doono 24 saacadood ee soo...
Jubbaland oo ka hortimid qodobadii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga...
Khamiis 08, May 2025 {CBB}Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta si adag u cambaareeyay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {07.05.2025}
Arbaco 07, May 2025 {CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
Farmaajo”Burburinta madasha wadatashiga Qaranka iyo qorshaha xukun maroorsiga Madaxweynaha waxay keenaysaa...
Arbaco 07, May 2025 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyay qorshaha uu wado Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...
Shirka Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka oo dib u dhac lama filaan...
Arbaco 07, May 2025 {CBB}Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ayaa si rasmi ah u shaaciyay in shirweynihii ururka ee lagu waday in lagu qabto magaalada...
Kulanka Golaha shacabka oo maanta Kooram la’aan u baaqday
Arbaco 07, May 2025 {CBB}Kulankii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday kadib markii kooramkii loo baahnaa uusan dhameystirmin. Sida uu ku...













