Saturday, July 18, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo galay maalintiisii labaad

0
Arbaco 07, May 2025 {CBB}Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintiisii labaad, iyadoo maanta diiradda la saarayo qodobo xasaasi...

Maxay ka wadahadlen MW Xasan Sheekh iyo Taliyaha ciidanka Mareykanka ee...

0
Talaado 06, May 2025 {CBB}Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan muhiim ah la...

Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo goordhow ka furmay Muqdisho.

0
Talaado 06, May 2025 {CBB}Waxaa goordhow si rasmi ah uga furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya shrike Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaana ka qeybgalaya madaxda dowladda Federaalka...

Maamulka G/Banaadir oo la wareegtay guri loo adeegsaday Falal Liddi ku...

0
Talaado 06, May 2025 {CBB}Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu la wareegay guri ku yaal degmada Xamarjajab, kaasi oo...

Maleeshiyaad Hubeysan oo dad xoolo dhaqato ah ku dilay duleedka degmada...

0
Talaado 06, May 2025 {CBB}Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in laba qof oo xoolo-dhaqato ahaa maanta lagu dilay deegaan hoos yimaada...

Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa maanta gaaray Muqdisho.

0
Talaado 06, May 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed,Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo Shirka...

Xildhibaanada golaha shacabka oo ka dooday hindise sharciyeedka dad dhigiska iyo...

0
Isniin 05, May 2025 {CBB}Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 10-aad, waxaana...

Golaha Shacabka oo maanta dib u Furmay Kadib Xal Laga Gaaray...

0
Isniin 05, May 2025 {CBB}Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah dib ugu furmaya xarunata Villa Hargeysa ee Muqdisho, kaddib...

Caqabadaha hortaagan shirka golaha wadatashiga Qaranka ee maanta la filayo inuu...

0
Isniin 05, May 2025 {CBB}Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho,, xili madaxda maamul goboleedyada qaar aysan imaan...

Israa’iil oo ballaarineyso howlgalkeeda milatari ee Qasa

0
Isniin 05, May 2025 {CBB}Warbaahinta Israa’iil ayaa ku soo warramaysa in golaha ammaanka ee dalkaasi ay si aqlabiyad ah ku ansixiyeen qorshe lagu ballaarinayo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe