Home WARARKA MAANTA Golaha Mustaqbalka oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada Federaalka ee guddigu...

Golaha Mustaqbalka oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada Federaalka ee guddigu soo saaray.

2
0

Isniin 19 Oct 2026 {CBB} Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka ayaa si adag uga horyimid jadwalkii doorashada Federaalka ee dhawaan ay soo saareen guddiga doorashada.

war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen in aysan marnaba aqbali doonin doorasho kasta oo aan heshiis lagu ahayn.

Hoos ka eeg war saxaafadeed kasoo baxay siyaasiyiinta mucaaradka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here