Home WARARKA MAANTA Wasaaradda Caddaaladda XFS oo soo saartay habraac la xiriira Guurka

Wasaaradda Caddaaladda XFS oo soo saartay habraac la xiriira Guurka

3
0

Arbaco 21 Oct 2026 {CBB}War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu adkeeyay in kaliya ay wax isku mehrin karaan Garsoore ama Ma’duun u diiwaan gashan Dowladda.

Buy Maps

Wasaaradda ayaa xustay in dacwadaha guurka ay yaraan karaan haddii la helo sharci iyo nidaam ilaaliya sirta shaqasiyaadka.

 

 

“Wasaaraddu waxay ku wargalinaysaa qof waliba oo ay khuseyso inay u hoggaannsanto habraacan si xal rasmi ah laagu helo ah dacwadaha guurka” ayaa lagu yiri Bayaanka Wasaaradda Caddaaladda XFS.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here