Sabtii 07 Dec 2024 {CBB}Mashruucan Barnamijka dhaliy oo lagu taageerayey Bulshada danyarta ah ee lagu dah-furey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiiro, Maamulka Gobolka iyo midka Degmada, iyo Marti sharaf kale.
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Abdulaahi Cali Watiin oo ugu horeyn ka hadlay ayaa Barnaamijka uga mahadceliyay Hay’adaha ka qeyb-qaatey qabashada Barnaamijka.