Home BARNAAMIJYADA Kalfadhiga Baarlamaanka JFS oo Furmay

Kalfadhiga Baarlamaanka JFS oo Furmay

75
0

waxaa maanta xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa ka furmay kalfadhigga 5-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal.

Kalfadhigan ayaa waxa Khudbad dhinacyo badan ka jeedinaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa khudbadiiss uga hadlay Damaca Gurracan ee Itoobiya isagoo madaxweynuhu Caddeeyey in Itoobiya adduunka ka tuugayso Soomaaliya nala heshiisiiya,Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka hadlay Dagaal qabiileedyada soo noqnoqday iyadoo Madacweynuhu xusay in ay ka mid yihiin qorsheyaasha Cadowgu soo maleegay.

Khudbada Madaxweynaha oo dhamaystiran la soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here