Home WARARKA MAANTA Sare u kac ayaa Ku yimid Lacagta Xooshka ah iyo Qiimaha...

Sare u kac ayaa Ku yimid Lacagta Xooshka ah iyo Qiimaha Doolarka Suuqyada Sarifka Magaalada Baydhabo.

9
0

Isniin 14, April 2025 {CBB} Waxaa si weyn suuqyada sarifka ee Magaalada Baydhabo looga dareemeyaa sara u kaca ku yimid lacaga qalaad ee dolarka Markeynka maadaama uu Doolarka xooshka ah si aad ah uga yaraadey Magaalada, waxaana soo badaneyaa isticimaalka lacagta shilling soomaliga ah iyo sidoo kale EVCga Taasna saameyn kala duwan u yeelatey Ganacasatada Sarifliyaasha ee Magaalada Baydhabo.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here