Home WARARKA MAANTA Bulshada Baydhabo Oo la barayo Sharciga Dhulka Dowlada KG

Bulshada Baydhabo Oo la barayo Sharciga Dhulka Dowlada KG

43
0

Arbaco 20, May 2025 {CBB}Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa laga Daah-furay Tababar ku sabsanaa Sharciga dhulka oo la Barayo Bulshada Rayidka ah ee ku nool Xaafadaha kala duwan ee Magaalada.

Tababarkan ayaa intii uu socdo waxaa Bulshada Rayidka ah lagu bari doonaa wax uu yahay Sharciga dhulka, kaas oo Muhiimad gaar ah u leh Bulshada.

 

Hoos Ka Dhageyso;-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here