Home WARARKA MAANTA Bangiyada Baydhabo Oo lagala hadlay Maalgeinta Bulshada Barakacayaasha

Bangiyada Baydhabo Oo lagala hadlay Maalgeinta Bulshada Barakacayaasha

44
0

Khamiis, 22, May 2025 {CBB}Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay shir sadex bilood la ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed iyo bahwadaagta ka Shaqeysa Arimaha Ganacsiyada.

Ujeedada shirka ayuu ahaa Xoojinta hanaanka wada shaqeynta ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Hay’addaha, sidookale daa dejinta Howlaha ay u ahaayan Bulshada Reer Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhanka Ganacsiga.

May be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 9 people and tableMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 10 people, people studying, table and daisMay be an image of 3 people, people studying, newsroom and dais

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here