Home WARARKA MAANTA Maamulka Degmada Baydhabo iyo Booliska AUSOM Oo iska kaashanaya Xoojinta Nabada

Maamulka Degmada Baydhabo iyo Booliska AUSOM Oo iska kaashanaya Xoojinta Nabada

50
0

Arbaco 11, June 2025 {Cbb}Wafdi saraakiil ka socday Ciidanka Booliiska Ghana oo Qeyb ka ah howlgalada Nabad ilaalinta ee AUSOM ayaa waxaa Xafiiskiisa ku qaabiley Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin.

Guddoomiyaha iyo Wafdiga saraakiisha ayaa Intii uu socday kulanka qaabilaada waxaa ay diiradda ku saareen xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada Booliiska Degmada iyo kuwa AUSOM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here