Axad 15 June 2025 {CBB}Tababar lagu baranaayey diyaarinta warbixinada Anshaxaha iyo dareen jinsi kala duwanaashaha lab iyo dhadiga ayaa waxaa magalada baydhabo looga daahfurey ku dhowaad 30 wariya oo isuga rag iyo dumar oo ka shaqeeya xaruumaha warbaaxinada ee magalada baydhabo.
Waxaana tababarka iska kaashanayey Somalia Media Women Epowering Somwa iyo ururuka suxufiinta konfur galbeed soomaliya.








