Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ayaa Horumar dhanka Ganacsiga laga dareemayo...

Sawiro;-Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ayaa Horumar dhanka Ganacsiga laga dareemayo .

26
0

Jimco  29 Aug 2025 {CBB}Bulshada Suuq yaraha Dugaandug Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ayaa si aad ah u soo dhaweeyey hirgelinta Suuqani yar oo ay ka helaan qeybaha kala duwan ee adeegyada ay u baahan yihin Maadaama uu masaafo u jiro Suuq weynaha Magaalada Baydhabo balse ay uga maarmeen suuq yarahani

Ganacastada dukaamadana iyo Guud ahaanba ku leh Ganacasiga qeybahiisa kala duwan ayaa waxay tani u tahay fursad ay ko horumariyanayaan Ganacasigooda iyagoona Macamiishooda ay u keeneen waxyaabaha ay u aadi lahayeen Suuqa weyn ee Magaalada Baydhabo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here