Home WARARKA MAANTA Sacuudiga oo ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha...

Sacuudiga oo ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan.

3
0

Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta ugu horreysa ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in bishii laga arkay dalkaas, taasoo ay ku go’aan qaateen.

Sidaa darteed waxaa caawa billaabanaya cibaadada bisha Soon sida salaadda Taraawiixda, iyadoo dalal kale ay shaaciyeen in Khamiista ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here