Home WARARKA CAALAMKA Iran oo wacad ku martay in ay ka aargoosan doonto Mareykanka iyo...

Iran oo wacad ku martay in ay ka aargoosan doonto Mareykanka iyo Israaiil

2
0

Axad 1 March 2026 {CBB}Warsaxaafadeed ka soo baxay ciidanka Ilaalada Kacaanka Dalka Iiraan ayaa lagu yiri sidan”

; “Waxaan si xooggan oo go’aan leh uga aargudan doonnaa kuwii dilay hoggaamiye Khamenei

Ciidamadeenu waxay ku taagnaan doonaan jidkii hoggaamiyahooda Khamenei, waxayna ku ridi doonaan ciqaab adag kuwii ku soo xadgudbay dalkeena.”
Isha Aljazeera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here