Wednesday, April 29, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2726 POSTS 0 COMMENTS

Taageerayaasha koox ka socota Israa’iil oo laga mamnuucay ciyaar ka dhacaysa...

0
Jimc, 17 Oct 2025 {CBB}  Cutubyo ka tirsan booliiska qaranka oo ka talo bixiya ammaanka ciyaaraha kubadda cagta ayaa taageeray go’aanka looga mamnuucay taageerayaasha Maccabi...

Madaxweynaha DFS oo ku wajahan Laascaanood & Diyaargarow ka socda Magaaladaas

0
Jimc, 17 Oct 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Laascaanood xarunta Maamulka Waqooyi-bari halkaas oo soo diyaargarowga lagu...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay aaska Raila Odinga

0
Jimc, 17 Oct 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kamid noqday Madaxda ka qaybgalaysa aaska loo sameeyay Raila Odinga oo...

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirradda?

0
Khamiis, 16, Oct 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo wada saxiixday heshiis is afgarad ah.

0
Khamiis, 16, Oct 2025 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa maanta kala saxiixday heshiis ka dhaafaya fiisaha baasaboorada diblumaasiga ee labada dal, taasoo...

Xamaas oo celisay meydad hor leh.

0
Khamiis, 16, Oct 2025 {CBB} Kooxda Xamaas ayaa sheegtay inay ka go’an tahay fulinta shuruudaha heshiiska xabad joojinta ee ay la gashay Israa’iil, laakiin waxay...

Maxaa looga hadlay kulanka xasaasiga ee ay yeesheen Madaxda Ruushka iyo...

0
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Sharaa, ayaa sheegay in ay ka go’an tahay soo celinta xiriirka dalkaasi uu la lahaa Ruushka, xilli uu kulan gaar ah...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo farriin u diray xubnaha Soomaaliya ku matalaya...

0
Khamis , 16, Oct  2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashada shalay lagu doortay sagaal xubnood oo Soomaaliya ku...

Awaamiir dhanka Amaanka Oo laga soo saarey Degmada Buur-Hakaba

0
Arbaco, Oct 15, 2025 {CBB}Maamulka Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay oo wado dedaalo lagu tayeynta Amniga guud ee Magaalada ayaa kulan ay isuga yimaada...

Amorim Oo Maamulka United Ka Codsaday In Loo Keeno Daafac

0
Arbaco, Oct 15, 2025 {CBB}Shabakadda Interlive ayaa sheegtay in tababaraha Manchester United, Rúben Amorim, uu codsaday in maamulka kooxda ay la saxiixdaan daafaca bidix...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe