Thursday, July 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3207 POSTS 0 COMMENTS

Koox Iran ah oo Jabsatay Telefoonka xoghayaha xafiiska RW Israa’iil ee...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB} Koox internetka wax ku jabsata oo ka soo jeeda Iiraan , ayaa maanta shaaciyay inay jabsadeen telefoonka xoghayaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha...

DFS Iyo Dowlad-goboleedyada K/galbeed, Galmudug, Hirshabeelle, Woqooyi-bari & Gobolka Banaadir oo...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar ka...

Habeenkii Turkigu Soomaaliya badbaadiyay….Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Turkey ayaa ka...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB} Habeenkii Turkigu Soomaaliya badbaadiyay…..Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Turkey ayaa ka sheekeeyay. “22-kii Febraayo 2012, markii Turkigu si weyn uga qayb galay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulan gaar ah la qaatay Xubnaha ka...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida dalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa madaxtooyadda ku qaabbilay ururradii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka ee ka dhacday gobolka Banaadir— wax ka yar...

Pakistan oo Sheegtay in ay bixin doonto dadaal diblomaasiyadeed oo lagu...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Dowladda Pakistan ayaa shaaca ka qaaday inay bixin doonto dadaal diblomaasiyadeed oo lagu difaacayo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Wadanka Soomaaliya. inta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo si adag u cambaareeyay go’aanka Israiil...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB} Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israiil ay ku sheegtay aqoonsiga gobollada...

Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah maanta ka yeeshay...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah maanta ka yeeshay go’aankii ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, ayaa soo saaray war-murtiyeed...

Xasan shekh oo khudbad xasaasi ah u jeediyey Labada Aqal ee...

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir deg deg ah iskugu Yeeray Madaxda M/Goboleedyada.

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay shir wadatashi oo ballaaran, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan dhammaan...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe