Thursday, July 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3207 POSTS 0 COMMENTS

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2026

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka & Senatarrada Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Miisaaniyadda Dowladda ee...

Shiinaha oo ka falceliyay eedeynta Taiwan ay u jeedisay Dowladda Federaalka...

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB}Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa falcelin xooggan ka samaysay eedeynta Taiwan oo qayb ka ah Dalkaas balse isku aragta in...

Baarlamaanka Soomaaliya oo dalbaday in lala xisaabtamo Guddoomiyaha SoDMA oo lagu...

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB}Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dalbaday in isla xisaabtan lala sameeyo Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macallin...

Mali, Burkina Faso iyo Niger oo sameeyay isbahaysi milatari oo la...

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB}Dalalka Mali, Burkina Faso iyo Niger ayaa ku dhawaaqay aasaaska isbahaysi milatari oo cusub, oo u dhigma qaabka ururka NATO,...

Q/Midoobay oo ka digtay musiibo saameysay Malaayiin Soomaali ah

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB} In ka badan 4.6 milyan oo qof oo ku kala nool guud ahaan dalka Soomaaliya oo u dhiganta ku dhowaad...

Maxaa ka jiro in Somaliland ay socdaan dadaallo la doonayo in...

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB}Xukuumadda Somaliland ayaa markale ku celisay in dhawaan la aqoonsan doono, ayna wadaan dadaallo la doonayo in si dhakhso looga...

3 Ruux oo ku dhimatay Goob Xalfad Aroos ka Socotay ee...

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB} Hay’adaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa ku raadjooga Koox hubaysan oo weerar jidgal ah ku qaadday Gaari noociisu yahay Toyota Probox...

Xaalad cakiran oo ka dhex taagan Maraykanka iyo Venezuela.

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB}Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Maraykanku laga yaabo inuu sii haysto ama iibiyo shidaalka ku jira maraakiib ay bishan ka...

Ciidanka Booliska Gobolka mudug oo Sameeyay Howlgal Dad lagu soo qab...

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB}  Ciidanka Qeybta Booliska Gobolka mudug ayaa caawa Hawlgal amniga lagu sugayay Kasameyay Qayba Kamid Ah Xaafadaha Magalada Galkacyo Hawlgalkaan waxaa hormuud...

Farmaajo oo War culus ka soo saaray Mowqifkiisa siyaasada iyo Xaalada...

0
Talaado 23, Dec 2025 {CBB} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Caawa soo saaray War sxaafadeed ka kooban Afar bog kaas oo uu...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe