editor
Golaha ammaanka oo kordhiyay xayiraadda dhinaca hubka ah ee saaran ‘AS’...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah ka yeeshay kordhinta xayiraadda dhinaca hubka ah iyo dhoofinta Dhuxusha ee...
Maraykanka oo joojiyay Xaaladda Ilaalinta kumeelgarka ah ee Dadka u dhashay...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay xaaladda ilaalinta kumeelgaarka ah ee Muwaadiniinta u dhashay Dalka Itoobiya, sida lagu...
Goobo kala duwan oo Maraykanka ah oo laga taagay Calanka Soomaaliya
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Meelo kala duwan oo katirsan Dalka Maraykanka waxaa laga taagay Calanka Soomaaliya, Bulshada arrintaas samaysay ayaa diidan tallaabooyinka qalafsan ee...
Guddoomiye Cabdikariin “Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir waalooyaabaa doorashada soo socota”
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxabannaan & Soohdimaha Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan ayaa sheegay in doorashada soo socota ee golaha deegaanka looyaabo...
Ciidamada Puntland oo Gacanta ku dhigay Doon siday waxyaabaha Qarxa iyo...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Ciidamada Badda ee Puntland (PMPF) ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen doon siddey budooyin laga sameeyo walxaha qarxa, taas oo...
Dowlada Soomaaliya Oo Caalamka ugu Baaqday Xal u Helista Abaaraha dalka.
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Xukuumadda Soomaaliya ayaa billowday kulamo xal loogu raadinayo xakamaynta abaaraha ka jira qaybo kamid ah Dalka, Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi...
Turkiga oo Ku dhawaaqay dhismaha saldhiga laga diri doono Dayax gacmeedyada...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB} DowladdaTurkiga ayaa si rasmi ah u bilowday dhismaha saldhigga hawada sare ee laga gano gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, kaas oo markii...
Mareykanka oo wajahaayo su’aalo iyo muran sii xoogeysanaya kaddib weerarkii ay...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Dowladda Mareykanka ayaa wajahaysa su’aalo iyo muran sii xoogeysanaya kaddib weerarro cirka ah oo ay ciidamadeedu ka fuliyeen Badda Kariibiyaanka,...
Abdullah bin Marda’oo caan ka ah baraha bulshada ayaa ku geeriyooday...
Sabti 13, Dec 2025 {CBB}Abdullah bin Marda’ Al-Qahtani “Abu Marda’”, oo ahaa shaqi caan ka ah baraha bulshada una dhashay dalka Sacuudiga, ayaa ku...
Xawaaladaha Soomaalida ee Maraykanka oo baaritaan adag la galiyay.
Sabti 13, Dec 2025 {CBB} Dowladda Maraykanka ayaa si gaar ah u bartilmaameedsanaya ganacsiyada xawaaladaha Soomaalida ee dadka u fududeeya dirista lacagaha dibadda, gaar...













