editor
Mareykanka oo weerar ka fuliyay Venezuela.
Arbaco 3,Sep 2025 {CBB} Mareykanka wuxuu fuliyay weerarkii ugu horreyay oo ka dhacay xeebaha dalka Venezuela, kaddib markii maraakiibta dagaal ee Mareykanka ay rasaas ku...
“Biljamka waxa uu Dowlad u aqoonsanayaa Falastiin .
Talaado 2, sep 2025 {CBB}Dowladda Biljam ayaa sheegtay in fadhiga guud ee Qaramada Midoobay ee qabsoomaya 9ka ilaa 23ka bishaan Sebteembar 2025 ay ku...
Ciidamada dowladda oo howlgalo ka fuliyay Shabeellaha Hoose.
Talaado 2, sep 2025 {CBB}Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 19-aad iyo 25-aad ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka...
Madaxweyne DFS iyo raysal wasaare Xamse oo ka qeyb galaya caleemo...
Talaado 2, sep 2025 {CBB}Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaarihiisa inay kasoo...
Puntland oo goobo hor leh ka qabsatay Daacish.
Talaado 2, sep 2025 {CBB}Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in deegaanno horleh oo katirsan dhulka buuralayda ah ee Gobolka Bari ay ka qabsatay Daacish kaddib...
Maxeey ka badali karaan Dagaalka AS Saraakiishan qaatay tababarka Kumaandooska ee...
Talaado 2, sep 2025 {CBB} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa maanta tababar gaar ah usoo xiray dufcaddii ugu horreysay...
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabbuuti,
Talaado 2,Sep 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda Jabuuti ee dalka Jabbuuti, kaddib casuumaad rasmi ah...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si meeqaam sare ah loogu soo dhoweeyey...
Belgrade, 2,Sep 2025 {CBB} – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Belgrade kulan miro dhal ah kula yeeshay...
Puntland iyo Jubbaland oo war ka soo saaray Xaalada siyaasadeed ee...
Isiin , September 1, 2025{CBB}Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed uu xiligan marayo dalka, iyagoo eedeymo culus...
In ka badan 600 oo qof oo ku dhintay dhulgariir ku...
Isiin , September 1, 2025{CBB}In ka badan 600 oo qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen dhulgariir cabirkiisu yahay 6.0 oo ku dhuftay...













