editor
Sawiro;-Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ayaa Horumar dhanka Ganacsiga laga...
Jimco 29 Aug 2025 {CBB}Bulshada Suuq yaraha Dugaandug Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ayaa si aad ah u soo dhaweeyey hirgelinta Suuqani yar oo...
Mareykanka ayaa mar kale sheegay oo baabi’iyey rajadii aqoonsi ee Somaliland
Jimco 29 Aug 2025 {CBB}
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale sheegtay inay si adag ugu taagan tahay siyaasaddeeda muddada dheer soo jirtay ee ku aaddan...
Xeer Ilaalinta Maxkamadda CQS oo la wareegtay galdacwadeedka Askar ku eedeysan...
Jimco 29 Aug 2025 {CBB} Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Taliska qaybta Booliiska Gobolka Banaadir kala wareegtay Rag ku eedeysan in ay dilal...
Laasacaanood oo bandoow loo gelinayo Doorashada ka dhacaysa Berri.
Jimco 29 Aug 2025 {CBB} Magaalada Laascaanood xarunta Maamulka Waqooyi bari Soomaaliya waxaa caawa saq dhexe ka billaabanaya bandoow loogu talagalay in lagu xakameeyo amniga...
Maraykanka oo joojiyay duqeymaha ka dhanka ah Daacish .
Jimco 29 Aug 2025 {CBB}Dowladda Maraykanka ayaa joojisay duqeymaha cirka ee ka socday gudaha togga Baallade, isagoo ka cararaya khasaaraha rayidka ah, kaddib markii...
Sawiro;-Gollaha wasiirada Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya oo maanata yeeshay shirkoda todobada...
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Goabaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Goabaleedka Koonfur Galbeed Soomalaiya ...
Ururka IGAD oo farriin u diray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Mucaaradka?
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gaareen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo dhinaca difaaca oo lala saxiixday dalalka...
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansixiyay heshiisyo difaaca ah oo Soomaaliya la saxiixatay dalalka Urdun, Qadar iyo Pakistan.
Kulanka toddobaadlaha ee Golaha...
Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay shir u dhaxeeya Carabta...
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay
furitaanka Bandhigga 7-aad ee Carabta...
Imaaradka Carabta iyo Suudaan oo taageero ka raadinaya Soomaaliya ka hor...
Khamiis, 28 Aug 2025 {CBB}Iyadoo dhawaan la filayo inuu qabsoomo shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soconaya dadaallo ay wadaan Madaxda dalalka...













