Friday, February 27, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2370 POSTS 0 COMMENTS

Shaxda Ay Chelsea Kaga Hor Tagi Karto Arsenal.

0
Axad 16, March 2025 {CBB}Enzo Maresca ayaa xaqiijiyay in Robert Sanchez uu ku soo bilaaban doono goolka kulanka Chelsea ay la ciyaarayso Arsenal. Sanchez ayaa...

Shirka Wadatashiga Bulshada Oo Baydhabo lagu soo gaban gabeeyey

0
Axad 16, March 2025 {CBB}Shirkan Wadatashiga ah ayaa waxaa uu ujeedkiisa ahaa Xoojinta Adeegyada Dowladaha hoose, Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, iyo kor u qaadista fursadaha...

Xil. Faa’iso Jeyte “Warqadan uu soo qoray aadan madoobe waa sharci...

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Xildhibaan Faa’isa Maxamed Jeyte oo xubin ka ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kahor timid go’aanka...

Booliska Puntland Oo Digniino Amni U Diray Shacabka Deegaanadaas

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Qoraal digniin ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Booliska Puntland, ayaa loogu baaqay dhammaan dadweynaha Puntland in ay taxaddar ka...

Puntland Oo Sheegtay In Aan La Dhibaateyn Doonin Caruurta Iyo Xaasaska...

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee maamulka Puntland, Maxamed Cabdi Wahaab, ayaa qoraal uu bartiisa Facebook kusoo qoray ku sheegay,...

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Lumiyey Xubinimadiisii baarlamaanka

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in mudane ka tirsanaa golaha...

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo Gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay Agaasimaha Waaxda Caafimaadka...

Trump oo wadamo ay ku jirto Soomaaliya ka mamnuucay Dalkiisa.

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya ku daray ‘liiska qabyo-qoraalka ah’ ee dalalka uu dadkooda ka mamnuucayo in ay u...

Itoobiya oo ku eedaysay kooxda TPLF ineey xiriir la leeyihiin ciidamo...

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Xukuumada Itoobiya ayaa markii ugu horaysay ku eedaysay mid ka mid ah garabyada kooxda TPLF in uu xiriir iyo wada...

Kooxda AS oo weerar culus ku qaaday Gobolka Shabeelada Hoose.

0
Sabti 15, March 2025 {CBB} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xoogan oo qaraxyo ku billowday oo ay saaka Al-Shabaab ku...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe