Talaado 25, Nov 2025 {CBB}Ruushka ayaa weerar kale oo culus oo dhanka cirka ah ku qaaday Kyiv, iyadoo qaraxyo laga maqlay caasimadda Ukraine, xilli diblomaasiyiinta ay sii wadaan wada-hadallada lagu soo afjarayo dagaalka.
Dadka ayaa loogu baaqay inay dhismooyinka ka baxaan ayna isaga fogaadaan goobaha bannaan.
Magaalada Geneva ayaa waxaa ku shiraya dalalka Yurub ee xulafada la ah Ukraine, kuwaasoo ka arrinsanaya soo afjaridda colaadda Ruushka.







