editor
Soomaaliya oo shir muhiim ah kaga qeyb gashay khaahira
Arbaco, 09, April 2025 {CBB} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah khudbad ka jeediyay shirka...
Somaliland oo Maraykanka kala hadashay sidii loo joojin lahaa safar u...
Arbaco, 09, April 2025 {CBB} Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay Maraykanka kala hadashay sidii loo joojin lahaa safarka u qorsheysan Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse...
Puntland oo soo kordhisay hay’adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland
Arbaco, 09, April 2025 {CBB} Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer madaxweyne oo lagu dhisay hay’ad lagu magacaabo hay’adda...
Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya oo golaha ammaanka ka dalbaday fadhi deg...
Arbaco, 09, April 2025 {CBB} Dalalka Aljeeriya iyo Soomaaliya ayaa codsaday fadhi deg deg ah oo ay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayaan...
Muxuu Arteta Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Real Madrid.
Arbaco, 09, April 2025 {CBB}Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisu 3-0 kaga badisay Real Madrid...
Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka oo Gudaha ugalay deegaanka Geel-gub ee...
Arbaco, 09, April 2025 {CBB} Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa saaka la wareegay deegaanka Geel gub ee gobolka Shabeelada Dhexe, kadib dagaal culus...
Kumaandooska Danab oo howlgallo gaar ah ka fuliyay Masaajid Cali Gaduud.
Arbaco, 09, April 2025 {CBB} Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey degmada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Sawiro;-Kulan ay yeesheen madax Wasaradda gar gaarka KGS iyo Hay’adda...
Talaado , 08 Abriil 2025 {CBB}Wasiirka Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka Maareynta Masiibooyinka Dowladda Goboleedka KGS Mudane Cabdullahi Isxaaq Ganey ayaa Maanta Xaruunta Wasaaradda Shir...
Shir Looga hadlay Horumarinta Amniga Oo lagu qabtey Degmada Wadajir
Talaado , 08 Abriil 2025 {CBB}Maamulka Degmada Wadajir ayaa kulan la qaatay saraakiisha laamaha Amniga kulanka ayaa looga hadlayay daradar gelinta Amniga Degmada iyagoona...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {08.04.2025}
Talaado , 08 Abriil 2025 {CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa...













