Home WARARKA MAANTA Ceelbiyood Laga hirgeliyey Degmada Buur-Hakaba Oo Xariga Laga jarey

Ceelbiyood Laga hirgeliyey Degmada Buur-Hakaba Oo Xariga Laga jarey

26
0

Sabtii 25, Oct 2025 {CBB}Xaflad Xarig-jarka Ceel Biyood, Berked iyo Goobo Biyo-qeybin ah Laga hirgeliyey Xaafada Howlwadaag Ee Degmada Buur-Hakaba ayaa Waxaa Ka qeyb galay Maamulka Degmada iyo Bulshada Deegaanka

Mashruucan ayaa waxaa fulisay Hay’adda PASOS, si loo fududeeyo helista biyo Nadiif ah oo joogto ah dadka danyarta ah Ee halkaasi ku nool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here