Wednesday, July 22, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3202 POSTS 0 COMMENTS

Booliska Dhuusamareeb oo ganacsatada ku amray in ay xirteen Kaamirada CCTV.

0
 Axad, 06 Jully 2025 {CBB}Taliyaha Booliska Dhuusamareeb Dhame Nuur Cilmi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay amniga guud ee caasimadda...

Elon Musk oo dhisayo Xisbi siyaasadeed cusub.

0
 Axad, 06 Jully 2025 {CBB}Maalqabeenka ugu taajrsan Mareykanka Elon Musk, ayaa ku dhawaaqay inuu dhisayo xisbi siyaasadeed cusub oo kula tartamaya doorashooyinka labada xisbi...

Talyaaniga oo Dowladda Soomalia ugu deeqay gaadiid Gaashaaman.

0
 Axad, 06 Jully 2025 {CBB}Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday inay si bilaash ah ugu wareejinayso Dowladda Federaalka Soomaaliya 30 gaari oo ah nooca...

Aabe iyo xaaskiisa oo ku kacay fal si weyn uga yaabiyay...

0
 Axad, 06 Jully 2025 {CBB} Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta la geeyey kiiska wiil yar oo aad loo jir-dilay, kaasi oo 3-sano jir ah, waxaana jir-dilay...

Maxaa Ka Jiro in Puntland Xasaanadda Ka Xayuubineeyso Guddoomiyihii Hore ee...

0
Axad, 06 Jully 2025 {CBB} Maamulka Puntland ayaa ku howlan inay xasaanada ka qaadaan guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo lagu eedeeyay...

Wasiir Fiqi oo dhaliilay ganacsato weli dhaqaale siiya Al-Shabaab.

0
Sabti, 05Jully 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa si kulul u dhaliilay ganacsato Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay si toos...

Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen oo Dhagax-Dhigay Xarunta Tababarada Macallimiinta Koonfur Galbeed

0
Sabti, 05Jully 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta si rasmi ah dhagax-dhigay xarun cusub oo loogu talagalay...

Soomaaliya oo Walaac ka Muujisay in maalgelin Loo waayo Howlgalka AUSSOM.

0
Sabti, 05Jully 2025 {CBB}Dowladda Soomaaliya ayaa soo cusbooneysiisay baaqeedi ku aaddan kordhinta taageerada ay beesha caalamka siiyaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo...

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo isku mari la’ Howlgalka Cusub ee...

0
Sabti, 05Jully 2025 {CBB} Khilaaf u dhexeeya Mareykanka iyo Midowga Yurub oo ku saabsan maalgelinta Hawlgalka Cusub ee Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya...

Dowladaha Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo ka hadlay dilalka dalkaasi loogu...

0
Sabti, 05Jully 2025 {CBB} Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Pretoria ee dalka Koofur Afrika kula kulmay dhigiisa dalkaasi, Ronald Ozzy. Labada...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe