editor
Wararkii ugu Dambeeyay Madaafiic lagu garaacay agagaarka garoonka Aadan Cadde.
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo saakay aroornimadii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Madaxweynaha Uganda Oo ku wajahan Muqdisho.
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} War saxaafadeed ayaa laga soo saaray kulan ay wada yeesheen Madaxda Dowladdaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka dhacay magaalada Kampala...
Sawiro;Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo magaalada Baydhabo uga qeybgaley...
Sabti 05, April-2025 {CBB}Waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu dah furay ee xaruunta gobalka baay masaajidka alfurqaan oo qaab sari ah loo dhisay .Waxaana Maanta...
Sawiro;-Wafdii U Hogaaminaayey Madax Sare oo ka socotay Hay’adda SOS...
Sabti 05, April-2025 {CBB}Wasiirka wasaradda Arrimaha gudaaha ee Dowladda Gobaleedka KGS Mudane Abdullahi Haji oo ay weheliyaan Wasiiradda Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Mudane...
Maamulka SSC Khaatuma oo war ka soo saartay Safarka RW Xamsa...
Sabti 05, April-2025 {CBB} Maamulka SSC-khaatumo ayaa xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku soo wajahan yahay magaalada Laascaanood.
Wasiirka Caddaaladda maamulkaas...
Tiro madaafiic ah oo saakay lagu garaacay Degmooyin ka tirsan gobolka...
Sabti 05, April-2025 {CBB} Wararka aan heleyno, ayaa sheegaya in dhowr madfac lagu soo tuuray aagga ay ku taallo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana jira khasaaro...
Turkiga oo diidan Xil-wareejinta Wasiir Jaamac + Qorshaha Socda.
Sabti 05, April-2025 {CBB} Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa la sheegay inuu diidan yahay inuu xilka ku wareejiyo...
Madaxweyne Farmaajo oo si adag uga hadlay xariga loo geystay Guddoomiyaha...
Sabti 05, April-2025 {CBB} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay xarig uu ku tilmaamay sharci darro oo ay laamaha...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ka hortagtay dhalinyaro si sharci...
Jimco 04, April-2025 {HMC} War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in mudooyinkii u dambeeyay ay Hay’addu xoogga saartay ka hortagga,...
Dowladda soomaaliya oo dadaal ugu jirta samatabixinta muwaadiniin ku xaniban dalka...
Jimco 04, April-2025 {CBB} Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay muwadiniin Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka kuna xanniban dalka...













