Home WARARKA CAALAMKA Dibadbaxayaal careysan oo weeraray booliiska dalka Ireland

Dibadbaxayaal careysan oo weeraray booliiska dalka Ireland

26
0

Arbaco 22, Oct 2025 {CBB} Lix qof ayaa la xiray ka dib markii booliska Ireland lagu weeraray dhagxaan, baaruud iyo dhalooyin xilli ay ku sugnaayeen bannaanka hotel ay degganaayeen dad magangelyo doon ah magaaalda Dublin

 

Gaari booliis ah ayaa sidoo kale dab la qabadsiiyay hoteelka Citywest, fiidnimadii Talaadada. Ciidamo ka tirsan kuwa rabshadaha ka hortaga ayaa ka hor istaagay dibad baxayaasha in ay gaaraan hoteelka

 

Qaarkood waxay siteen fargeetooyiin iyo qalab beeraha, halka qaar kalena ay waxyeelo gaarsiiyeen darbiyada

 

Taliyaha booliiska Garda Justin Kelly ayaa yiri: “Falalka waxaa lagu tilmaami karaa oo kaliya tuugnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here