Wednesday, February 25, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2363 POSTS 0 COMMENTS

Shir la xariira arrimaha bani’aadannimada waddanka oo ka furmay Muqdisho

0
Arbaco  04, Sept 2024 {CBB}Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF)...

Odayaasha Koonfur Galbeed oo ka horyimid tallaabadii maamulka Lafta-gareen.

0
Arbaco  04, Sept 2024 {CBB}Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladaha...

Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya & Turkiga oo ku ballamay xoojinta Iskaashiga Difaaca...

0
Talaado  03, Sept 2024 {CBB}Magaalada Ankara Dalka Turkiga waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac &...

Kulan lagu dhiirigelinaayay dhalinyarada Hamburg oo la soo gabagabeeyay

0
Talaado  03, Sept 2024 {CBB} Hay‘adda Ani Charity Foundation oo ka dhisan Magaalada Hamburg dalka Jarmarka ayaa waxay qabatay kulan labo maalin ahaa kaasi oo...

Odiyaasha dhaqanka KG oo ka hadleen fara galinta lagu haayo xildhibaanada...

0
Talaado  03, Sept 2024 {CBB}Malaaq Cali Malaaq Xasan “Cali Qataar” oo kamid ah odiyaasha dhaqanka koonfur galbeed soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada...

Dibadbax ka dhanka ah Benjamin Netanyahu oo gilgilay Tel Aviv

0
Isniin 02, Sept 2024 {CBB}Dibadbaxyada ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa kusii xooggaystay Magaalada Tel Aviv, Dadka bannaanbaxa dhigaya oo u...

Wasiirka Maaliyadda XFS “Soomaaliya Dayn Cafinta kaddib waxa ay sameysay horumar...

0
Isniin 02, Sept 2024 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay in Dayn Cafintii kaddib in uu Dalka sameeyay horumar...

Booliiska DG Puntland oo soo bandhigay Rag hubeysan oo ku eedeysan...

0
Isniin 02, Sept 2024 {CBB}Howlgal qaatay in ka badan 24 saac oo ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland kana dhacay Raasi Casayr ayaa lagu...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay EED uu dhawaan ujeediyay madaxweyne Farmaajo.

0
Isniin 02, Sept 2024 {CBB}Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa beenisay in dal kale lagu wareejinayo maamulka hawada Soomaaliya kadib markii ay soo baxeen warar...

Madaxweyne Farmaajo oo Digniin Adag u Jeediyay Xukumada Soomaaliya.

0
Isniin 02, Sept 2024 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dowladda Soomaaliya uga digay qorshe uu sheegay in dal kale loogu wareejinayo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe