Home WARARKA MAANTA Hoolka Shirarka Dowlada Hoose Baydhabo Oo Xariga Laga jarey

Hoolka Shirarka Dowlada Hoose Baydhabo Oo Xariga Laga jarey

24
0

Arbaco, 17-Sep 2025 {CBB}Xaruunta Degmada Baydhabo ayaa waxaa lagu Kordhiyay Hool cusub oo loogu talagalay in lagu Xoojiyo Nidaamka Maamulka Degmada iyo Shirarka Maamulka , iyadoo loo diyaariyey qalab casri ah oo fududeynaya Shirarka iyo isku imaatinka Maamulka iyo Shacabka Magaalada.

Waxaana Munaasabadda Xarig jarka ka qeyb-galay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin, Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, Gudoomiye Ku xigeenada Maamulka iyo Masuuliyiin kale oo kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here