editor
Tababar ku saabsan ka hortaga Xad gudubyada Oo Baydhabo Lagu soo...
Sabti 17, May 20225 {CBB}Tababarkaan oo socdey mudo Sedax maalin ah ayaa waxaa lagu baranaayey ilaalinta Xuquuqda ka hortaga xadgudubyada iyo wadashaqeynta bulshada iyo...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka oo baaqday +Sababta
Sabti 17, May 20225 {CBB} Kulankii maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xilli la filayay in ay ka doodaan Ajendayaal hore ugu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Bagdaad.
Sabti 17, May 20225 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay...
Israa’iil oo hanjabaad cusub dirtay iyadoo uu weli Trump safar ku...
Jimco 16, May 2025 {CBB} Waxaa lagu soo warranmayaa in Israa’iil ay hawlgal militari oo ballaaran ka bilowday waqooyiga fog ee marinka Qaza.
Wasaaradda caafimaadka ee...
Gabar Tiktok caan ka ahayd oo la dilay iyadoo toos ula...
Jimco May 16, 2025 {CBB} Gabar 23 jir ahayd oo u dhalatay dalka Mexico isla markaana caan ka ahayd baraha bulshada ayaa la toogtay iyadoo...
Madaxweynaha Puntland oo bahdil ku tilmaamay wixii kasoo baxay shirweynihii urur...
Khamiis, 15-ka May, 2025 {CBB} – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa baadil ku tilmaamay shirweynihii xalay uu Muqdisho ku qabtay ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo...
Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga Hadlay Arimo Muhiim ah
Khamiis May 15, 2025 {CBB} Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is afgarad dhinaca Milatariga...
Xasan Sheekh oo Ubax dhigay taalada SYL
Khamiis May 15, 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska munasaabadda halgankii gobanimodoonka ee SYL awgeed ubax dhigay taallada SYL ee...
MW axmed madoobe oo si adag uga hor yimid ururka uu...
Khamiis May 15, 2025 {HMC} War-saxaafadeed caawa kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa looga soo horjeeatay xisbigii weynaa ee xalay looga dhawaaqay Muqdisho, kaa uu hoggaamiye...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mucaaradka ku eedeeyey in aysan dooneeyn in...
Thursday 15, May 2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar jawaabcelin afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda oo uu ku eedeeyey kuwa...













