Home WARARKA MAANTA Shirka dib uheshiisiinta Beelaha Oo lagu qabtey Degmada Bardaale

Shirka dib uheshiisiinta Beelaha Oo lagu qabtey Degmada Bardaale

33
0

Arbaco 10,September ,2025 {CBB}Guddiga Nabadeynta Beesha Leysaan ayaa waxaa kulan muhiim la qaateen Bulshada Qeybaheeda kala duwa ee Degmada Bardaale, kaas oo Diiradda lagu saarayey Xoojinta Nabadda iyo Xalinta Khilaafyadii hore uga jiray Gudaha Beesha.

Kulanka ayaa waxaa Goob-joog ku ahaa Wasiirka Wasaaradda Arimaha Guadaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Cabdulaahi Haaji Xasan, Maamulka Degmada Bardaale, Odayaasha dhaqanka iyo Madax kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here