Saturday, July 18, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka oo xalay loogu dhawaaqay magaalada Muqdisho.

0
Arbaco, May 14, 2025 {CBB} Shirwayne looga dhawaaqayey xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana xisbigan ku midoobay Madaxda DF sida...

Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay Koox dilal iyo dhac ka...

0
Arbaco, May 14, 2025 {CBB} Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo maanta shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Koox dambiilayaal...

Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirto in lasoo qabto dadka la...

0
Arbaco, May 14, 2025 {CBB}- Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay qaadayso tallaabooyin lagu soo qabanayo dadka Soomaaliyeed ee la shaqeeya kooxaha Magafayaasha ah, kuwaas...

Ra’iisul wasaare xamse oo guddoomiyey shir muhiim ah

0
Arbaco, May 14, 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida...

DFS iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo uu Shir uga...

0
Isniin, May 12, 2025 {CBB}  Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Hoos udhac ku ymid Mushaarka Askarta Howlgalka Cusub ee Soomaaliya.

0
Isniin, May 12, 2025 {CBB} Qaramada Midoobay ayaa raadinaysa $41.6 milyan oo dheeraad ah si loo buuxiyo farqiga miisaaniyadeed ee Howlgalka Taageerada Xasiloonida Soomaaliya...

Maxaa looga hadlayaa maanta Kulanka Golaha Shacabka?

0
Isniin, May 12, 2025 {CBB} Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeelanayo kulankoodii caadiga ahaa, xilli labada fadhi ee ugu dambeeyay u baaqdeen...

Ra’iisul-Wasaare Xamsa oo seddax qodob kala hadlay dowladda Qatar.

0
Isniin, May 12, 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi oo wadahad...

Xamas oo qaaday tallaabo ay taageero ugu raadinayso Mareykanka.

0
Isniin, May 12, 2025 {CBB} Xamaas ayaa sheegtay inay sii deyn doonto askari Maraykan-Israa’iili ah oo lagu haysto Gaza, iyadoo shaacisay inay wadahadallo toos ah kula jirto...

Ciidamada Dowladda oo Fuliyay Howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday kooxda AS.

0
Axad, May 11, 2025 {CBB} –Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad ee qeybta 60-aad oo garab ka helaya Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, ayaa...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe