Saturday, July 18, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe oo tagay Deeganadii Saake lagu Dilay dadka Shacabka...

0
Axad, May 11, 2025 {CBB} –Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Mudane Maxamuud Maxamed Nuur ayaa tagay Tuulada Koogaar/Burdheere ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo Saakay Kooxo hubeysan...

Maamulka K/Galbeed oo sheegtay in abaabul hubeysan laga wado deeganadeeda.

0
Axad, May 11, 2025 {CBB} – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in jabhad hubeysan oo khatar ku ah amniga maamulka laga soo abaabulayo magaalada Muqdisho ee caasimadda...

Roob Khasaare Xoogan geystay oo xalay ka da’ay Muqdisho.

0
Sabti 10, May 2025 {CBB} Roob xooggan oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan ayaa xalay ka da’ay magaalada Muqdisho, waxa uuna roobka ahaa mid si xooggan...

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {10.05.2025}

0
Sabti 10, May 2025 {CBB}– Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool Warka waxaa soo...

Dagaalka India iyo Pakistan oo sii xoogeystay iyo Delhi oo.

0
Sabti 10, May 2025 {CBB}– Ciidamada Hindiya iyo Pakistan ayaa isweydaarsaday madaafiic iyo rasaas culus oo ka dhacay xadka ay wadaagaan ee Kashmir, taasoo lagu dilay...

Dhageyso: Dood ku saabsan Waxbarashada Madaniga ah oo ay ka qeybgaleen...

0
Jimco 09, May 2025 {CBB}Hoos Ka Dhageyso: Dood ku saabsan Waxbarashada Madaniga ah oo ay ka qeybgaleen khubaro aad u faaqidey arintan. Doodeena Todobaadkan ee...

RW hore Saacid oo ka digay muddo kororsi uu sameysto MW...

0
Jimco 09, May 2025 {CBB}War qoraal ah oo ka soo baxay R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacad ayaa waxaa uu ka hadlay...

DFS oo digniin u dirtay dadka ku howlan Tabriibka iyo kuwa...

0
Jimco 09, May 2025 {CBB}Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud  ayaa ka warbixiyay dhibaatooyinka gaarka ah ee laga dhaxlay tahriibka qatarta...

Xujeeydii ugu horeeysay ee sanadkaan Xajineysa oo maanta ka ambabaxday Muqdisho

0
Jimco 9, May 2025 {CBB}– Xujeeydii ugu horeeysay ee Sanadkaan ka xajineeysa Soomaaliya ayaa maanta  ka ambabaxay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ku wajahan Dalka Sacuudi...

Madaxweynaha Koofur galbeed ayaa Soo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Khamiis 08, May 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Magaalada Muqdisho ugu maqnaa ka qeybgalka Shirka...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe