Saturday, July 18, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Dad u dhashay Dalka Koonfur Kuuriya oo ku afduuban Soomaaliya oo...

0
Jimco 02, May 2025 {CBB} – Sagaal bilood kadib afduubkii labo muwaadin oo u dhashay Koonfur Kuuriya, muuqaal cusub ayaa Axaddii, April 28, lagu baahiyay...

Sawiro;-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha KGS oo maanta magaalada Xuddur ku...

0
Jimco 02, May 2025 {CBB} – Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo kaashaneysa UNICEF iyo Sanduuqa Gurmadka Degdegga...

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay Xiisadda Kashmiir

0
Jimco 02, May 2025 {CBB} Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Abdisalam Abdi Ali ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Pakistan, Senator Mohammad Ishaq...

Sawiro;-Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Adduunka oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
khamiis 01, May 2025 {CBB}Baydhabo, 1-da May 2025Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu qabatay...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo magacaabay guddi qiimeyn ku sameeya

0
khamiis 01, May 2025 {CBB} Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen...

Shirka guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo maanta qabsoomay

0
khamiis 01, May 2025 {CBB} Guddoomiye Kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Cumar Abshir (Abshirow) ayaa shir guddoomiyay kulanka 10-aad...

MW xasan sheekh “Shaqaalaha Soomaaliyeed waxa ay ku suntanyihiin hawl-karnimo, hufnaan...

0
khamiis 01, May 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha...

Shirka Wadatashiga Qaran oo lagu waday in uu maanta furmo oo...

0
khamiis 01, May 2025 {CBB} Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC) oo la qorsheeyay inuu si rasmi ah uga furmo maanta magaalada Muqdisho, ayaa dib loo...

Shiinaha oo soo dhoweeyay go’aanka soomaaliya ku joojisey baasaboorka Taiwan

0
khamiis 01, May 2025 {CBB} Shiinaha ayaa Soomaaliya ku ammaantay mamnuucidda ay ku soo rogtay dadka wata baasaboorka Taiwan oo laga joojiyay Soomaaliya, iyadoo Soomaaliya...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo cambaareeyay hadalo kasoo yeeray aadan madoobe

0
khamiis 01, May 2025 {CBB} Siyaasiyiinta Mucaaradka ee xilalka kala duwan kasoo qabtay Soomaalida sida Madaxweynihii hore Sheekh Sharif, Ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe