Friday, July 17, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Baarlamanka Azerbaijan oo ansixiyey heshiisyo ay wada galeen Soomaaliya & Azerbaijan

0
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Baarlamanka Azerbaijan ayaa ansixiyay “heshiiska iskaashiga dhinaca difaaca iyo warshadaha difaaca ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda...

Faahfaahino kasoo baxayo qarax miino oo ka dhacay degmada deyniile

0
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} – Wararka ka imaanaya Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inuu goor dhow ka dhacay Qarax nooca...

Dowladda Federaalka oo shaacisay sababta axmed madoobe looga reebay shirka golaha...

0
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Wasiirka Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed...

Xildhibaano iyo siyaasiin kasoo jeedo gobolka hiiraan oo ku shiray magaamada...

0
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ku matala beesha Xawaadle iyo siyaasiinta beesha ayaa magaalada Muqdisho ku...

Mareykanka oo shaaciyay in xeebaha Soomaaliya ku duqeeyeen ‘Doomo hub u...

0
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), iyaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa duqeymo cirka ah...

Puntlan oo qiratay iney qayb ka aheed dagaalka SSC-khaatumo iyo Somaliland.

0
Talaado, 22 April , 2025 {CBB} Xukuumadda Madaxweyne Siciid Deni oo tan iyo bilowgii kacdoonkii Laascaanood sheegaysay in aysan marna qeyb ka noqon colaaddii SSC-khaatumo...

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {22.04.2025}

0
Talaado , 21 Abriil 2025 {CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool Warka waxaa...

Guddiga Dowllada Soomaaliya ee dagaalka oo kulan deg deg ah yeeshay–...

0
Isniin, 21 April , 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ahna Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee taageerada Dagaalka...

RW xamse oo daah furay Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo...

0
Isniin, 21 April , 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo...

Gudoomiyeyaasha labada aqal oo kulan gaar ah yeeshay

0
Isniin, 21 April , 2025 {CBB} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddoomiyaha...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe