Home WARARKA CAALAMKA Taliyaha cusub ee ciidanka AFRICOM oo xilka la wareegay.

Taliyaha cusub ee ciidanka AFRICOM oo xilka la wareegay.

27
0

Satii 16 , Aug 2025 {CBB}Dagvin R.M. Anderson ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay xilka taliyaha ciidanka AFRICOM, wuxuuna xilka kala Wareegay Gen. Michael E. Langley oo sadexdii sano ee lasoo dhaafay xilka hayay.

Xafladda xil-wareejinta waxey ka dhacday magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka.

Taliyaha cusub wuxuu ka tirsan yahay Ciidanka Cirka Mareykanka, halka taliyihii horena uu ka tirsan yahay Ciidanka Badda Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here