editor
Shir Looga hadlay Horumarinta Amniga Oo lagu qabtey Degmada Wadajir
Talaado , 08 Abriil 2025 {CBB}Maamulka Degmada Wadajir ayaa kulan la qaatay saraakiisha laamaha Amniga kulanka ayaa looga hadlayay daradar gelinta Amniga Degmada iyagoona...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {08.04.2025}
Talaado , 08 Abriil 2025 {CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa...
Danjiraha Midowga Yurub oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay Madaxda...
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson ayaa kulamo gaar gaar ah la yeelatay qaar kamid ah Madaxda dowlad goboleedyada...
Guddiga doorashooyinka qaranka oo shaaciyey ururada is diwaan geliyey.
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sheegay in ay hayaan shan urur oo soo buuxiyay...
Booliiska Somaliland oo bulshada deegaanadaas uga digay hadalada dadka isku dirayo
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Booliiska Somaliland ayaa ku hanjabay inuu tallaabo ka qaadayo qof kasta oo lagu helo inuu bulshada dhexdeeda ku baahinayo hadallo...
Wasiir Dahabo Suusow oo sheegtay in general sheegoow muqdisho lagu aasayo
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Dahabo Suusow oo warbaahinta kula hadashay isbitaalka uu yaalo Meydka Jeneraal...
Somaliland oo sheegtay inay ka hor tageyso safarka RW xamse ee...
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagayo magaalada Laascaanood, iyada oo sheegtay...
Maali oo laga Xiray Duulimaadyadii aay ku Gaari Jirtay Algeria
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Dowladda Algeria ayaa ku dhawaaqday inay joojisay dhammaan duulimaadyadii uga imaan jiray dalka Mali, iyadoo sabab uga dhigtay xadgudub...
Dowladda soomaaliya oo ka hadashay geerida Jenaraal Sheegow
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Wasiirka Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadam ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay geerida Allaha u naxariistee dhimashada...
DED-DEG: Dagaal Culus oo ka socda Deegaanka Aboorey
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa dib ula wareegey deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan, oo ay maalinimadii shalay...













