Home WARARKA MAANTA Sawiro;-Tababar ku saabsan Badqabka Gabdhaha Saxafiyiinta Oo Lagu soo xiray Magaalada Baydhabo.

Sawiro;-Tababar ku saabsan Badqabka Gabdhaha Saxafiyiinta Oo Lagu soo xiray Magaalada Baydhabo.

41
0

Isniin 07 Jully 2025 {CBB}Tababarkan socdey mudo laba Maalin ah ayaa Gabdhaha Saxafiyiinta ka howla Magaalada Baydhabo oo gaaraya 25 Suxufi ayaa lagu baray badqabka Jireed ee Gabdhaha ka soo gaara baraha bulshada iyo sidii ay iskaga ilaalin lahaayeen dhibaatooyinka internetka

Inta uu Tababarka socdey ayaa lagu bartey ahmiyada ay Gabdhaha Saxafiyiinta u leeyihiin ilaalinta badqabkooda jireed kaa soo ay dhibaata badan kala kulmaan mararka qaarkood.

Hoos;- Ka Dhageyso Codadka

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here