editor
Wasiirka Gaashaandhigga oo Digniin adag udiray maaamulka Jubbaland.
Talaado 3 Dec 2024 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara...
Sharciga ilaalinta Xaquuqda Naafada qaranka Soomaaliyeed & Muhiimadda uu u leeyahay...
Talaado 3 Dec 2024 {CBB}Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa July 31, 2024-ka kulankoodii 9aad kalfadhigiisii 5aad ku ansixiyay, sharciga ilaalinta xaquuqda naafada qaranka...
Cabdikariim Axmed Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka...
Isniin 2 Dec 2024 {CBB}Doorasho maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaa lagu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka & Soohdimaha Qaranka oo uu ku...
MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo xeer Madaxweyne kusoo saaray Guddiga...
Isniin 2 Dec 2024 {CBB} Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne kusoo saaray Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha taas oo...
Sawiro;-Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo arrimo muhiim ah kawada hadlay
Isniin 2 Dec 2024 {CBB} Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga...
Madaxweyne jo-Biden oo dambi culus ka cafiyay wiilkiisa
Isiin 02, Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Mareykanka Joe Biden ayaa xalay sheegay in uu cafis u fidiyay wiilkiisa Hunter Biden, kaas...
Sawiro;-Lataliyaasha Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka KGS ayaa Kormeerey Wasaarada Dowlada KGS
Axad 01, Dec 2024 {CBB} Xubnaha Lataliyaasha Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka KGS ayaa Kormeerey Wasaarada Dowlada KGS Iyagoona ujeedkooda ahaa u kuur gelida Shaqooyinka ay...
Canada oo si KMG ah u hakisay qaadista Qaxootiga & codsiga...
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in si kumeel-gaar ah ay u joojisay barnaamijka lagu qaado Qaxootiga iyo shanta ruux ee...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS “Xiriirka Soomaaliya & Turkiga waxa uu gaaray meel...
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu sare u qaadmay...
Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin oo eedo layaab leh ujeediyay...
Axad 01, Dec 2024 {CBB}Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa soo saaray qoraal ui ciwaan uga dhigay “𝑴𝙐𝑪𝘼𝑨𝙍𝑨𝘿𝑲𝘼 𝙃𝑨𝙇 𝘽𝑨𝘼 𝙎𝑬𝙀𝑮𝙏𝑨𝙔, 𝑾𝘼𝑳𝙄𝑺𝙀 𝘿𝑨𝘽𝑨...













