editor
Jubbaland oo ka hortimid Xeerka Dhismaha Guddiga Doorashooyinka ee labada gole...
Axad 17, Nov 2024 {CBB}War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay inuusan sharci aheyn Hindisaha Xeerka Dhisidda...
Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka...
Sabtii 16, Nov 2024 {CBB}Kulan wadajir ah oo maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Labada Aqal Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay...
MW JFS “Marxuum Siilaanyo waxa uu door lama ilaawaan ah kulahaa...
Sabtii 16, Nov 2024 {CBB}Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii 4aad ee Mamaulka Somaliland AUN Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku...
Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo ka qeybgaley daah-furka Jaamacada Green...
Sabtii 16, Nov 2024 {CBB}Xaflad lagu furaayey Jaamacada GREEN SOMALI UNIVERSITY ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo .
Munaasabada furitaanka waxaa ka qeybgaley masuuliyiin ka tirsan...
Madaxweyne Lafta-gareen ayaaNairobi kulan kula qaatayDanjiraha Midowga Yurub ufadhiya Soomaaliya Ms...
Arbaco 13, Nov 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi ujooga safar shaqo ayaa kulan la qaatay Danjiraha...
Muuse Biixi “Natiijada uu soosaaro Komishinka dabadeed yaala hadlin, aniga kama...
Arbaco 13, Nov 2024 {CBB}Muuse Biixi Cabdi oo ah Musharraxa xilka Madaxweynaha Maamulka Somaliland ku metalaya Xisbiga talada haya ee Kulmiye oo saakay Warbaahinta...
Gudoomiyaha Degmada Baraawe Cumar Cabdule Maxamed oo Kormeerey Buundooyinka Degmada Baraawe
Arbaco 13, Nov 2024 {CBB}Gudoomiyaha Degmada Baraawe Cumar Cabdule Maxamed ayaa Kormeerey Buundooyinka Degmada Baraawe iyadoo oo ay whelinayaan kuxigeenadiisa iyo xubno ka mid...
Wasaaradda Waxbarashada Dowladda K/Galbeed Maanta si Rasmi ah u ufurtey Schoolka...
Arbaco 13, Nov 2024 {CBB}Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose waxaa ay ka furtey Iskuulka Qaran oo ay...
Doorashada Maamulka Somaliland oo saakay loo dareeray
Arbaco 13, Nov 2024 {CBB}Deegaannada Maamulka Somaliland (Gobollada Waqooyi Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya) waxaa saakay looga dareeray codbixinta Dadweynaha si ay u doortaan Madaxweynaha cusub...
Deegaannada maamulka Somaliland oo berri looga dareerayo Doorasho
Talaado 12, Nov 2024 {CBB}Deegaannada Maamulka Somaliland waxaa berri oo Arbaco ah kuna beegan 13ka Nofeembar 2024 ka billaabaneysa Doorashada Dadweyne ee lagu dooranayo...













