editor
Maxaa ka Jiro in Ciidanka Puntland laga Mamnuucay Qaad?
Talaado 11, March 2025 {CBB} Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in muddo 11 cisho ah qaadka loo iib geeyo deegaannada dhaca Furimaha Dagaalka buuraleyda calmiskaad Gobolka...
Sawiro;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay culimada Soomaaliyeed,
Isniin 9, March 2025 {CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo...
Guddoomiyihii Bankiga Dhexe ee Canada oo Noqonaya ra’iisu-wasaaraha Dalkaasi.
Isniin 10, March 2025 {CBB} Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe ee Canada Mark Carney, ayaa shalay loo doortay hogaamiyaha xisbiga talada haya ee Libaraalka Canada,...
Wadahadallo u dhaxeeya Mareykanka iyo Ukraine oo ka bilaabanaya magaalada Jidda.
Isniin 10, March 2025 {CBB} Xoghaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah uu gaaro magaalada Jidda ee dalka...
Dowladda Soomaaaliya oo soo saartay digniin culus oo ku socota shacabka.
Isniin 10, March 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay digniin culus oo la xiriirta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, kuna socota laba dhinac.
Digniintan...
Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Uusan Dayac Amni Dhici Doonin Inta...
Axad 9,March 2025 {CBB} Madaxweynaha maamulka Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonnada iyo Cuqaasha Gobolka Bari, Kulanka oo ka dhacay...
Jubaland Oo Tababar Usoo Xirtay Ciidamo Boolis Ah
Axad 9,March 2025 {CBB} Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubadda Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, iyo Taliyaha Ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
MW guudlaawe oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.
Axad 9,March 2025 {CBB} Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.
Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo ciidamada dadka...
Maxkamada ciidamada Jubbaland oo xukun ku riday askar hubkooda ka iibsaday...
Sabti 8,March 2025 {CBB}Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta Xukun ka soo saartay kiiska eedaysanayaasha kala ah: Maxamed Aadan...
Maamulka Soomaliland oo Dil Toogasho ah Ku fuliyay Rag Horay u...
Sabti 8,March 2025 {CBB}Xukuumadda Somaliland ayaa dil toogasho ah ku fulisay Shibil Saalax Isaaq, oo Gabiley ku dilay Buux Mawliid Ismaaciil, oo ahaa askari...













