Talaado 24 March 2026 {CBB} Mas’uuliyiinta dalka Colombia ayaa sheegay in 66 askari ay dhinteen kadib markii diyaarad ciidan oo nooceedu ahaa C-130 ay ku burburtay meel u dhow xadka Peru
125 askari iyo shaqaale ayaa saarnaa diyaaradda.
Dad badan ayaa ku dhaawacmay shilka, qaar ayaana lagu soo warramayaa in dhaawacoodu uu daranyaha.
Waxaa socda gurmad iyo dadaalo xooggan oo ay wadaan laamaha ammaanka
Dad badan ayaa ku dhaawacmay shilka, qaar ayaana lagu soo warramayaa in dhaawacoodu uu daranyaha.
Waxaa socda gurmad iyo dadaalo xooggan oo ay wadaan laamaha ammaanka.