Home WARARKA MAANTA Dowladda Soomaaliya majirto diyaarad ay leedahay oo ka degtay Baydhabo.

Dowladda Soomaaliya majirto diyaarad ay leedahay oo ka degtay Baydhabo.

0
1

Talaado  24 March 2026 {CBB} Sida ay Warbaahinta u xaqiijisay Dowladda Soomaaliya majirto diyaarad ay leedahay oo ka degtay Baydhabo, wararkaasina ay yihiin kuwo been abuur ah oo laga leeyahay ujeedooyin gaar ah.

Xubno ka tirsan Madaxtooyadda Soomaaliya oo ay la xiriirtay Shabelle ayaa sheegay in aysan jirin Diyaarad Helicopter ah oo ay Xoogga Dalka leeyihiin oo ay gacanta ku dhigeen Maamulka Koonfur Galbeed.

Koonfur-Galbeed ayaa sheegtay in Diyaarad Helicopter ah oo lagu xabadeeyay Garoonka Waajid ay Markii danbe ka degtay Garoonka Baydhabo.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here