Home WARARKA CAALAMKA Maraykanka oo ku guuldaraystay in uu si awood ah u gudbiyo Maraakiibta...

Maraykanka oo ku guuldaraystay in uu si awood ah u gudbiyo Maraakiibta ku xayrian Marinka Hormuz

2
0

isniin  4 May  2026 {CBB}Maamulka Madaxweynaha Maraykanka ayaa ku fashilmay in uu si awood ah u gudbiyo maraakiibta ku xayiran marinka Hormuz kuwaas oo wada shidaal isla markaana saamayn ku reebtay colaadda Bariga Dhexe.

Ilo kala duwan ayaa ku warramay in codsi Maraykanka uu u diray oo ahaa in ay galbiyaan maraakiibtooda dagaalka ay ka diideen maadaama ay ka cabdadeen in ay Iiraan Weerarto halkaasina uu kasoo gaaro khasaara kala duwan.

Qiimaha shidaalka dunida oo muddooyinkii dambe ku xirnaa xiisadda siyaasadda iyo dhaqdhaqaaqa Maraakiibta waa mid deggen balse waa waa suuragal in uu waqti weliba uu is baddelo mar haddii Maraakiibtii waday socodkooda uu yaraaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here