Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}Tababarkan oo ay ka qeybgaleen Ururada Haweenka, Dhalinyaradda,Culimada, Odayaasha Dhaqanka,Ururada Bulshada Ra’yidka iyo Mas’uuliyiin ka socoday Ururada u dooda Xuquuqda Haweenka kaa soo ku saabsan Wacyigelinta ilaalinta Guurka Degdega ah oo Gabdhaha Dhalinyarada ah ka saara Waxbarashada sida wax looga qaban karo
Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka Horumarinta Xuquuqda Aadanaha KG waxaana inta uu socdo diirada lagu saari doono sababaha keena Guurka Degdega ah ee sababa in Gabdhaha Waxbarashada ka haraan.