Home WARARKA MAANTA Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

7
0

Arbaco 7 Oct 2026 {CBB}Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb qaadan doonin xasaradda siyaasadeed ee ka taagan gobolka, isagoo caddeeyay inuu ka tirsan yahay maamulka Jubbaland, isla markaana uu sii ahaan doono.

Guddoomiyaha oo hadalkan jeediyay ayaa sheegay in mowqifkiisu yahay inuu ka fogaado xasaradaha ka jira gobolka, isagoo tilmaamay in Doolow ay hoos tagto maamulka Jubbaland.

“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda gobolka. Maamulka Jubbaland ayaan ka tirsanahay, waana ka tirsanaan doonaa,” ayuu yiri Guddoomiyaha Doolow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here