Home WARARKA MAANTA Guddoomiyaha Shabeellaha Hoose oo Booqday Ciidamada Xoogga Dalka, Kuna Wareejiyey Deeq Xoolo...

Guddoomiyaha Shabeellaha Hoose oo Booqday Ciidamada Xoogga Dalka, Kuna Wareejiyey Deeq Xoolo Nool ah

2
0

Jimco  23  Oct 2026 {CBB}Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, ayaa maanta booqasho iyo dhiirrigelin ugu tagay geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku jira dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa ciidamada ku wareejiyey deeq ka kooban xoolo nool, taas oo loogu talagalay dhiirrigelinta iyo garab istaagga geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here