Home WARARKA MAANTA Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

2
0

Jimco  23  Oct 2026 {CBB}Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Dib-u-soo laabashadiisa ayaa ku soo aadaysa xilli ay socdaan dadaallo beesha caalamku ku doonayso in lagu heshiiyo hannaanka doorashooyinka dalka.

Waxaa la qorsheeyay kulamo ay ku wada hadli doonaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka si loo xalliyo khilaafka ka taagan dastuurka iyo qaabka doorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here